|
Wararka
-
Si kastaba ha ahaatee, waxa kale oo jira qaybo ka mid ah hannaanka doorashada oo u baahan in la tayeeyo amma la horumariyo si loo hanto halbeegga caalamiga ah. Gaar ahaan hannaanka diiwaangelinta codbixiyuhu waa mid adag oo xaddidaya codbixiyayaasha, mar haddii aanuu jirin tirokoob rasmi ahina, ma qeexayo qiyaas sugan oo sheegaysa codbixiyayaasha isu-diiwaangeliyay inay codkooda dhiibtaan. Intaas waxa sii dheer, Goobjoogayaasha Caalamiga ahi waxa ay ku baaqayaan saddex is beddel: in wax laga beddelo nidaamka siyaasadeed ee xaddidaya in saddex xisbi oo keli ah loo oggol yahay in ay ku tartamaan doorashooyinka, kaas oo curyaaminaya metelaadda dimuqraaddiga ah; in la helo shuruuc ay hagayaan reer Somaliland oo xaqiijinaya metelaadda siyaasadeed ee haweenka; iyo in la helo ballan-qaad kale oo siyaasadeed oo ku saabsan jadwalka dastuuriga ah ee doorashada lagu heshiiyay si doorashooyinka soo socda loogu qabto wakhtigii loogu talagalay, meeshana looga saaro dhaqanka inta badan soo jiray ee dib u dhigista doorashooyinka Somaliland sidii horaba u dhacday. Warbixinta ugu dambaysa ee Goobjoogayaasha Caalamiga ahi waxa ay sidoo kele soo jeedinaysaa talooyin dheeraad ah, oo ay ka mid tahay kor u qaadista aqoonta cod bixiyayaasha iyo qarsoonida codaynta, tababar kii hore ka fiican oo la siiyo shaqaalaha goobaha cod bixinta, iyo kor u qaadista nidaamka tirinta iyo isu geynta codadka.
Goobjoogayaasha Caalamiga ah ee Madaxa Bannaan ee Kormeerayay Doorashadii Baarlamaanka iyo Dawladaha Hoose ee 31 kii May 2021 ayaa caawa magaalada London ku Daah-furay Warbixintii Ugu Dambaysay ee doorashadaas.
Goob-joogayaasha...
Tuesday, November 2, 2021
-
Tanaasulka Jirde iyo Caydhinta Xaashi Saamayn Ma Ku Yeelan Kartaa Waddani iyo Kulmiye
Dhawaan ayay si buuxda u soo shaac baxday in aan wax boos ahi uga banaanayn xisbiga Waddani siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi, oo marka hore ka tirsanaa xisbiga Kulmiye.
Balse aan saaxadda xisbiga Kulmiye lagu arag tan iyo wixii ka...
Tuesday, November 2, 2021
-
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Bulshada Usoo Bandhigtay Mashaariicda Horumarineed Ee Ku Jira Miisaaniyada 2022
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line...
Sunday, October 31, 2021
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Maareeye Umagacaabay Haayada Wadooyinka Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Biixi, ayaa Eng Mawliid Nuux Ibraahim Taani u magacaabay Maareeyaaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland. Wallow aan la haynin Digrayto rasmi ah oo kazoo baxday xafiiska madaxwaynaha iyadoo...
Sunday, October 31, 2021
-
sbahaysi Siyaasadeed Oo Ka Bilowday Somaliya Iyo Saamaynta Lafilayo In Ay Ku Yeelanto Doorashada Soo Socota!
Beelaha Dir, Digil & Midhigle Oo Shirar Ay Kaga Tashanayaan Hogaaminta Somaliya Ku Hawlan Iyo Dalalka Daneeya Arimaha Somaliya Oo Si Dhow Ula Socda!
-Somaliya Ayaa lagu wadaa dhawaan in ay ka Qabsoonta Doorashada Madaxwayna...
Sunday, October 31, 2021
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Ay Faaf-Reeb Ku Samaynayaan Kutubta Dalka Soo Galaysa, Si Looga Hortago Xagjirnimada!
Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland sheikh albaani oo ka qaybgalay munaasibad ay ku qalin jabinaysay arday madarsadeed ayaa sheegay in ay faafreeb ku samaynayaa kutubta dalka soo galaysa si looga hortaga xagjirnimad...
Sunday, October 31, 2021
-
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Cabdiqaadir Jirde
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line...
Sunday, October 31, 2021
-
Cirro iyo Doorashada Madaxtooyada W/Q: Cabdifataax Xasan Maxamed (Barawaani)
13kii Noofenbar 2017, waxa ay ahayd maalin adag, taariikhi ah, oo qadhaadheyd. Dad badan oo Soomaalilaan u dhashayna ay dacar leefeen; halka kuwo kalena ay man carrabka ku tireen. Waxa ay u ahayd xisbiga Kulmiye doorashadii saddex...
Sunday, October 31, 2021
-
“Maxamuud Xaashi Wuxuu Ahaa, Ragii Tacabka Wayn Ku Lahaa Muuse Biixi In Kursiga Madaxwaynaha La Saaro”Sheekh Saleebaan.
:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on lin...
Friday, October 29, 2021
-
Chief Caaqilka Gobolka Gabiley Oo Si Adag Uga Hadlay Faro galinta Lagu Hayo Saldanada Subeer Awa
Chief caaqilka guud ee gobolka gabiley chief dayib cabdi ciidle amaan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada gabiley ayaa ka hadlay faro galin xukuumadu ku haysto sladanada beesha subeer awal iyo cida marin habaabisay casuu...
Friday, October 29, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|