Qiimayn Lagu Sameeyay Ka Faa’iidaysiga D/Hoose Ee Mashruuca JPLG
Qiimayn lagu sameeyay sida ay degmooyinka dalku uga faa’iidaysteen mashruuca JPLG-ga ayaa maanta lagu soo bandhigay magaaladda Hargaysa. Kulanka qiimayntaasi lagu soo bandhigayay waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha…
