|
Wararka
-
Mareykanka oo soo dhaweeyay heshiiska nabadeed ee ay gaareen dowladda Itoobiya iyo TPLF
WASHINGTON — (Haldoor News):-Mareykanka ayaa Arbacadii bogaadiyay heshiis dhexmaray dhinacyada isku haya Itoobiya, iyagoo rajeynaya in lasoo afjaro colaadda labada sano ka socotay dalkaas, wuxuuna sheegay inuu u furan yahay inu...
Thursday, November 3, 2022
-
Goob ay isku uruursanayeen Al-Shabaab oo weerar ay ku qaadeen Ciidanka Dawlada Somaliya.
Beledweyne (Haldoor News) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dagaal culus oo u dhexeeyey maleeshiyaadka la magac baxay ciidamada dib u xoreynta deegaanka iyo Kooxda Al-Shabaab uu ka dhacay gobolka...
Thursday, November 3, 2022
-
Ex Wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo ka sheekeeyay go’aamo ay wadaqaateen Axmed Siilaanyo…Daawo
Ex Wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo ka sheekeeyay go’aamo ay wadaqaateen Axmed Siilaanyo.
...
Thursday, November 3, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland oo ka War bixyey Dambiyada shilalka iyo hawlgalada Ciidanku Sameeyeen Sanadka 2022
Hogaanka hawlaha Ciidanka Booliska oo kawar bixyey Dambiyada shilalka iyo hawlgalada Ciidankaasi
...
Thursday, November 3, 2022
-
Ma ihi nin jeclaysanaya in aan ku wiirsado dad dhibaataysan waxaanse la hadlaayey hogaankooda” | Wasiirka Warfaafinta Saleban Koore.
Ma ihi nin jeclaysanaya in aan ku wiirsado dad dhibaataysan waxaanse la hadlaayey hogaankooda" | Wasiirka Warfaafinta Saleban Koore.
...
Wednesday, November 2, 2022
-
Hargeisa Ninbaa Faro Baas ku haya,”Abwaan Axmed Saleeban Bidde
Hargeisa Ninbaa Faro Baas ku haya,"Abwaan Axmed Saleeban Bidde
...
Wednesday, November 2, 2022
-
Al-Shabaab Oo Shaqaale Caafimaad Ka Soo Afduubatay Gudaha Dalka Kenya.
Muqdisho (Haldoor News):- Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in maleeshiyo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ay laba ka mid ah shaqaalaha caafimaadka, darawalkii waday gaari nooca ambalaas ah iyo bukaankii ay wadeen a...
Wednesday, November 2, 2022
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Habka Fogaan Araga kula Qaatay Safiirka Ingiriiska Iyo Ku Simaha Safiirka Maraykanka.
Hargeysa-01-11-2022-(HaldoorNews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinayo wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa maanta oo Salaasa ah, taariikhduna tahay 01...
Tuesday, November 1, 2022
-
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda deegaanka masaajidka Cali Guduud ee al-Shabab laga saaray
Muqdisho(Haldoor News):-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan la wareegay deegaanka Masaajidka Cali Gaduud oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo sanado badan ay al-Shabaab maamulayeen. Wararka ...
Tuesday, November 1, 2022
-
Xukuumada Madaxwayne Biixi oo ku dhawaaqday War ku Saabsan Doorashada Ururada iyo Asxaabta Siyaasada…Daawo
Hargeysa(Haldoor News):- Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Maanta Shir jaraaid ku qabtay xarunta wasaarada ayaa sheegay in xukuumadu ay u diyaar garowday qabashada doorashada Ururada Xataa hadii beesha caalamku aanay garab ku sii...
Tuesday, November 1, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|