Xukuumadda Oo qorshaysay In Ay Dhaqaale Badan Ka Soo Xareyso Ruqsadaha Kala duwan Oo Ay Ka Mid Isgaadhsiinta, Warbaahinta, Beeraha Iyo Macdanta
Xukuumadda Somaliland, ayaa dejisay qorshe ay lacago badan kaga soo xaraynayso goobo kala duwan oo aan hore qaarkood cashuur looga qaadi jirin, kuwaas oo sannadkan 2021-ka lagu saleeyey Miisaaniyadda Qaranka…
