Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda deegaanka masaajidka Cali Guduud ee al-Shabab laga saaray
Muqdisho(Haldoor News):-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan la wareegay deegaanka Masaajidka Cali Gaduud oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo sanado badan ay al-Shabaab maamulayeen. Wararka qaar…
