Madaxwayne Erdugan oo kala Xaajoonaya Mulkiilaha Twitterka in uu Joojiyo lacagaha uu ku soo Rogay Macaamiishiisa.
Ankara- 3-Nov-2022 Khamiis (Haldoor News):-Madaxweynaha dalka Turkiga Rejeb Dayyib Erdugan ayaa sheegay in kuu han weyn yahay sidii uu maamuulaha cusub ee barta Twitter ka ugala xaanjoon lahaa ka baaqsashada…
