Mareykanka oo duqeyn cusub ku dilay xubno Al-Shabaab ka Tirsan
Buule-Burde(Haldoornews):0Militariga Mareykanka ayaa sheegay inay Soomaaliya ka fuliyeen duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo dagaal kula jiray ciidamada Xoogga Dalka. “Iyada oo la kaashanayo dowladda federaalka Soomaaliya,…
