Monthly Archives: October, 2022

Israel Oo Maraykanka La Wadaagaysa Xogo Sirdoon Oo Ku Saabsan Diyaaradaha Iran Ee Ruushku U Isticmaalay Ukraine

Washington (Haldoor News):- Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa qorshaynaya inuu la wadaago madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden Arbacada, xogo sirdoon oo ku saabsan diyaaradaha...

GUDDIGA DIIWANGELINTA URURADA SIYAASADDA SOMALILAND OO SOO SAARAY GO’AANNO HORLEH

HARGEISA — (Haldoor News):-Guddiga diiwangalinta ururada siyaasada Somaliland ayaa soo saaray go’aanno ay wax kaga bedeleen habraacii ay ururadu u marayeen isu soo baxyada...

Ilaalada Xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay in ka badan 1,000 qof oo tahriibeyaal ah

ROME — (Haldoor News):-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga ayaa Arbacadii sheegay inay Badweynta Mediterranean-ka kasoo badbaadiyeen in ka badan 1,000 Tahriibayaal ah oo la socday laba...

Taageerayaal Koox Faransiis Ah oo Xalay Falastiin Taageero U Muujiyey Kana Cadhaysiiyey Israel

Paris(Haldoor News):-Fiidnimadii xalay, garoonka weyn ee ‘Beerta Amiirrada’ ee ku yaalla caasimadda waddanka Faransiiska ee Paris oo ay ka dhacsayay ciyaar ka tirsanayd koobka...

The friend who campaigned for the recognition of Somaliland and became a member of the Uk Cabinet.

Hargeisa(Haldoor News):-MP Gavin Williamson, one of the members of the British Parliament, who was one of the people of Somaliland who campaigned for independence,...

Alle ha u naxariisto Suldaan Axmed Afyare oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Burco.

Burco(Haldoor News):-Alle ha u naxariisto Suldaan Axmed Afyare oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Burco. Suldaanka ayaa ka mid ahaa Odayaasha...

Shacabka Caasimada Jigjiga oo Gadooday iyo Maydhka Xildhibaan Juweeriya Subcis oo ay diideen in la Aaso.

Jigjiga(Haldoor News):--Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi, taas oo ka dhalatay caro xoogan oo...

Basaasiinta Shiinaha ee lagu Xidhay Maraykanka | iyo shaqada ay ka qabanayeen gudaha Maraykanka.

6Washinton (Haldoor News):-Mareykanka ayaa eedeymo culus u jeediyay dowladda Shiinaha oo uu ku eedeeyay in ay basaasiin ku beereen gudaha Maraykanka iyo inay faragelin...

Dawlada Qatar oo sheegtay inuu socdo olole ka dhan ah dalkooda

DOHA — (Haldoor News):-Qatar waxaa lagu soo qaaday “olole aan caadi aheyn” oo cambaareyn ah sababo la xiriira marti-gelinta Koobka Adduunka, waxaa sidaas maanta...

Two al-Shabab militants killed in US airstrike in central Somalia

Mogadishu (Haldoor News) - The US. military confirmed that it killed two al Shabab militants with an air strike near Bulobarde district, in the...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read