Israel Oo Maraykanka La Wadaagaysa Xogo Sirdoon Oo Ku Saabsan Diyaaradaha Iran Ee Ruushku U Isticmaalay Ukraine
Washington (Haldoor News):- Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa qorshaynaya inuu la wadaago madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden Arbacada, xogo sirdoon oo ku saabsan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ay samaysay…
