“Madaxweynaha waanu u kordhinaynaa, taana idinka la idin kala tashan maayo” Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland
“Madaxweynaha waanu u kordhinaynaa, taana idinka la idin kala tashan maayo” Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland
|
“Madaxweynaha waanu u kordhinaynaa, taana idinka la idin kala tashan maayo” Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland
Khilaaf ka dhex qarxay Masuuliyiin ka wada Tirsan Xisbiga Wadani + Dhawaaqii komishanka ee arimaha doorashada oo ay ku kala Jabeen….Daawo
WAREEGTO MADAXWEYNE: 24 /09/2022. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-942/092022, ku magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland.…
Gabiley(Haldoornews):- Mudane ka Tirsan golaha deegaanka ee Degmada Gabiley ayaa Beeniyey in golaha deegaanka Gabiley uu dhisay Jidka Cusub ee Taga Madaxtooyada Gabiley oo dhawaan la hir galiyey. Jidkan cusub…
Hargeisa(Haldoor News):-Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay ”isku soo bax” kaas oo ay hore wasaaradda arrimaha gudaha uga codsadeen bulshada rayidka ah isla markaana ka dhici lahaa beerta xorriyadda maalinta Khamiista ah.