Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay 55guri Oo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Ah!
Gudoomiyaha haayada qaxoontinga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan haayada ayaa magaalada boorama ka dhagax dhigay 55guri oo loo dhisayo dadka danyarta ah ee degan…
