Maalinta Deegaanka Adduunka Oo Somaliland Laga Xusay
: Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta Deegaanka Adduunka ee shanta bisha June ayaa lagu qabtay buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil. Waxaana xafladaasi ka soo qayb galay wasiirka Wasaaradda Deegaanka…
