Madaxweyne Biixi oo Baadhis-geliyay Guddida Doorashooyinka
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto Madaxweyne oo uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Guddi-baadhiseed oo madax-bannaan oo ka soo war-bixisa Komishanka Doorashooyinka Qaranka…
