Xarunta Xuquuqal Iisaanka Somaliland Oo Cambaaraysay Xukunka Laba Saxafi
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si xoogan u cambaaraynasaa xukunka saaka Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ku riddey labada wariye ee Maxamed Cabdi Sheekh Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed Xuseen oo midkiiba ay ku…
