Monthly Archives: May, 2022

“Cadaalada Habarjeclo Waala Eegayaa” Gudoomiye Xirsi.

Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan oo ka hadlay madal kulmisay haldoorka beelaha bariga burco iyo galbeedkeena goob joogna ay ahaayeen masuuliyiinta xisbiga...

Friday, May 20, 2022 “Somaliland Iyo Somaliya Waxa Dhextaagan Arin Siyaasadeed, Oo Salka Ku Haysa Boogihii, Kumana Xalismayaan Cuna-qabatayn”Madaxwayne Xasan Sheekh.

Madaxwaynaha cusub ee dhawaan loo Doortay somaliya Xasan sheikh maxamuud oo waraysi lala Yeeshay wax lagaga waydiiyay mawqifkiisa siyaasadeed eek u Aadan Somaliland ayaa...

Caaqilkaas Burco Ka Hadlay Way ka Hoostaye, Habluhu Waa Isku Wada Mid, Mana kala jiraan Hablo Loo Guursado In Cod Lagu Helo Iyo Qaar….”Abwaan...

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” oo ka mid ah hal Abuurka reer somaliland ayaa ka dareen celiyay caaqil Cabdirasaaq Askar OO meel Fagaare ah...

Xukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Mudaharaadyadii Cirro Ku Baaqay

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu jawaab kulul ka bixiyay mudaharaadkii uu ku baaqay musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee...

Xisbiyada Mucaaradka oo Shaaciyay Inay Sigaar Ah Ugu Dabaal-degayaan 18 May

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay si gaar ah ugu dabaal dagi doonaan munaasibada xuska maalinta...

Shil Dhimasho Sababay oo Ka Dhacay Duleedka Barri Ee Hargeysa

Ugu yaraan Afar ruux, ayaa ku geeriooday, halka 7 kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo maanta ka dhacay degaanka Burcada-yar ee duleedka bari...

“Culimadda waxaan u soo jeedinayaa in ay is kaashadaan…”

Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay masaajid Hargaysa laga furay. Furitaanka masaajidkaasi...

Harimacadyo Si Qarsoodi ah Loo Dhoofinayay Oo La Qabtay

Ciidanka ilaalada xeebaha ee Somaliland ayaa maanta soo qabtay 7 Harimacad oo la doonayay in si sharci darro ah dalka looga dhoofiyo. 7 xabo ee...

Maamulka Sool Oo Kormeeray Ciidamadda U Diyaar Garoobaya 18-ka May

Badhasaabka gobolka Sool C/kariin Aadan xaaji Diiriye, ayaa maanta kormeeray ciidamadda u diyaar garoobaya xuska 18-ka May ee gobolkaasi. Kormeerkaasi waxaa badhasaabka ku wehelinayay maayarka...

Ciidamada Kala Duwan Jsl Ee Gobolka Gabiley Oo Sameeyay Gaadir Ay Ugu Diyaar Garoobayaan Xuska 18may.

Ciidamada kala duwan ee Somaliland eek u sugan gobolka gabiley ayaa saaka sameeyay dhoolotus ay ugu diyaar garoobayaan xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read