Maxaa Ku Soo Kordhay Wada-hadallada Sacuudiga iyo Iran?
Dalalka sida weyn isku haya ee Iran iyo Saudi Arabia, ayaa magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq dib uga bilaabay wadahadallo la hakiyay bishii March, sida ay Sabtida maanta faafisay wakaaladda…
|
Dalalka sida weyn isku haya ee Iran iyo Saudi Arabia, ayaa magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq dib uga bilaabay wadahadallo la hakiyay bishii March, sida ay Sabtida maanta faafisay wakaaladda…
Dowladda Ingiiriiska, ayaa waxaa loogu baaqay inay aqoonsato madaxbanaanida Somaliland, islamarkaana taageero ka geysato dib u dhiska suuqa Waaheen. Fadhi baarlamaanka Ingiriisku shalay yeeshay, ayaa Xildhibaan Kim Johnson oo ka…
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu maanta kulan la yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa. Kulankan oo ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Arimaha Gudaha, ayaa waxaa…
– Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa waxaa uu Benson Mwaliko u magacaabay Safiirka cusub ee dowladda Kenya u joogi doona magaalada Hargeysa ee Somaliland. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda…
Somaliland iyo Dawlad Degaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa heshiis ka gaadhay dhibaatooyinka sicir-bararka ee sarifka lacagaha ee magaaladda Tog-Wajaale. Heshiiskaasi ayaana la xidhiidha sidii wax looga qaban lahaa sicir-bararka sarifka lagacaha…
– Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa waxaa uu Benson Mwaliko u magacaabay Safiirka cusub ee dowladda Kenya u joogi doona magaalada Hargeysa ee Somaliland. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda…
):Xubno ka tirsan guddiga abaaraha ee gobolka Sool ayaa maanta gaadhay degmadda Xudun oo ka tirsan gobolka Sool. U jeedadda safarka ay xubnaha guddiga abaaraha Sool ku tegeen Xudun iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka Dalka Ingiriiska Kate Foster oo safar shaqo ku timid Somaliland. Waxaana Kulankaa lagaga wada hadlay qodobo ay…
“Muuse Biixi Talo iyo Wanaag midna ha ka sugina..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.
HOGAANKA SARE EE XISBIGA WADDANI AYAA XARUNTA CID-DA KU BOOQDAY 15 SUXUFI OO MAALINTII LIXAAD XIDHAN