FALANQAYNA BUUGA GEEDIGII CABDIQAYS
Hal kale,mid kale,iyo dhigaal qiimo leh, ayaan ku nasiyey indhahayga maalmahan,wuu i cajab geliyey,iguna abuuray xiise fog oon islahaa beryahaa kumuu haleeleen, ee wuu kugu soo degdegay,GEEDIGII CABDI QAYS,waa dhigaal…
