Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Yuusuf Xasan Xayd (Boodh-isleged) Oo Ku Geeriyooday Hargaysa.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u…
