LATEST NEWS Madaxwaynaha DDSI Oo Munaasibad Casho Ah Qarsiga Madaxtooyada Ugu Sameeyay Waftigii Culimada Ahaa Ee Uu Hogaaminayay Sh. Cabdirashiid Cali Suufi.
Madawaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) ayaa caawa qasriga madaxtooyada ee magaalada jig jiga casho sharaf ugu sameeyay wafti culimada awdiin ah oo uu hogaaminayay Sheikh Cabdirashiid…
