Soomaaliya: Midawga Murashaxiinta Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Farmaajo
Golaha Midawga Musharraxiinta Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu madaxweyne Farmaajo maamulka iyo amniga hawlaha doorashooyinka ugu wareejiyay raysal wasaare Rooble. Kadib markii shalay uu madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, golaha…
