Dhacdooyinkii Ku Lamaanaa Isku-soo-baxyadii Ololaha Doorashada
23-kii bishan May, 2021 waxa Somaliland ka bilaabmay ololaha doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka oo hal mar la wada qabanayo. Ololaha doorashada oo soconaya muddo 6 Maalmood ah, ayaa waxa…
