Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Heshiiskii Doorashada
Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay xaalada guud ee Soomaaliya, isagoo sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiskii doorashada Soomaaliya ee dhawaan lagu gaadhay magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif oo ka hadlayay…
