Codbixinta Doorashadii Wakiillada iyo Deegaanka oo Si Nabad Ah Ku Soo Dhamaatay
Waxaa si nabad ku soo dhamaatay Codbixinta doorashadii goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka Somaliland ee saaka ay u dareereen shacabka Somaliland ee ka qabsoontay guud ahaan gobolada iyo degmooyinka dalka. Guddoomiyaha…
