Maxay Ka Wadahadleen Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamku?
Home Latest Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Teendhada Afisyooni shir kula qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya. Kulanka ayaa noqonaya kii ugu horreeyay…
