Wasaarada Ciyaaraha oo Ganaax-yadii Ka Cafisay Xulalka Gobolada Togdheer iyo Hawd
Xulalka Gobolada Togdheer iyo Hawd Guddida racfaanka ee wasaarada ciyaaraha Somaliland, ayaa laashay ganaax muddo 4 ilaa 5 sano ah lagaga mamnuucay xulalka gobolada Togdheer iyo Hawd ciyaaraha Somaliland. Ganaaxa…
