Monthly Archives: March, 2021

Somalia: Shir Ay Ka Maqan Yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo Ka Furmay Muqdisho

     Waxaa teendhada Afsiyooni ee magaalada Muqdisho goor dhawayd ka furmay shir gaar ah oo ay ka maqan yihiin madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland. Shirkan...

Wiil Dhalinyaro Ah oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Ceerigaabo

    Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in Xalay magaaladaasi lagu dilay Wiil Dhalinyaro ahaa. Wiilkan dhalinyarada ah...

Somaliland oo Wajaheysa Mowjaddii Labaad Ee Cudurka Covid-19

     Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in labadii bilood ee la soo dhaafay uu dad badan soo ritay xanuunka Covid-19 oo mawjadii labaad ah. Wasaaradda caafimaadka Somaliland...

Wasiirka Warfaafinta oo Furay Shir Lagu Dhammaystirayay Siyaasadda Warbaahinta

     Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay Kulan ku saabsan dhammaystirka Siyaasadda Warbaahinta Qaranka oo...

Guddida Ka Hortagga Covid-19 oo Go’aamo Hor Leh Soo Saaray

     Guddida ka hortaga heer Qaran ee Covid-19, ee Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay aqalka madaxtooyada, ayaa soo saaray go’aamo hor leh oo lagaga...

Edna Adan: Somaliland 1991 Kahor Gaar Bay Ka Ahayd Soomaaliya

     Ergayga gaar ka ah ee Somaliland u qaabilsan wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya Drs. Edna Adan Ismaaciil ayaa sheegtay in Somaliland ay ahayd mustacmarad wixii...

Xukuumada oo Joojisay Booqashadii Maxaabiista Ku Xidhan Xabsiyada Dalka

     Wasiirka cadaaladda Somaliland, Saleebaan Warsame Guuleed, ayaa sheegay in ay joojiyeen guud ahaanba dadkii  booqashooyinka ku tagi jiray 14-ka Xabsi ee gobollada dalka oo...

Mareykanka oo Amar Culus Ku Soo Rogay Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya

     Dowladda Mareykanka ayaa madaxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya ku amartay in ay Muqdisho sii joogaan illaa laga gaadhayo heshiis siyaasadeed oo arrimaha doorashada ku saabsan. Safaaradda...

Xanuunka Covid-19 oo Faro Ba’an Ku Haya Gobollada Bariga Somaliland, Tirada Dadkii U Dhintay Bishan, Inta Laga Helay & Wararkii U Dambeeyay

Xanuunka Covid-19 oo      Somaliland waxa sarre u kac ku yimid tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka Covid-19, sidoo kalena tirada dhimashada ayaa kor u kacday. Tan...

Mashruuc Malaayiin Dollar Ku Kacaya Oo Laga Fulinayo Berbera

     Waxaa maanta magaaladda Berbera laga daah-furay wejigii koowaad ee mashruuca horumarinta magaaladaasi oo uu maalgelinayo ururka Midawga Yurub. Mashruucani oo ay ku baxayso lacag malaayiin...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read