Kiisaska Covid-19 Oo Si Xawli ah U Korodhay iyo Baaqa Agaasimaha Cusbitaalka Burco
Waxaa guud ahaanba kor u sii kacaya tiradda dhimashadda ee kiisaska xanuunka Coronavirus ee goboladda Somaliland gaar ahaana magaaladda Burco. Waxaana muuqata in ay labadii bilood ee u danbeeyay si…
