Laascaanood: Maayarka Oo Dhagax Dhigay Waddo Laga Hirgelinayo Magaaladaasi
Maayarka magaaladda Laascaanood ayaa dhagax dhigay jid isku xidhaya Qubuuraha Sayidka iyo magaaladaasi. Kharashka dhismaha jidkaasi ayaa laga maalgelinayaa mashruuca JPLG ee dawladda hoose ee Laascaanood. Waddadan oo laga dhigayo…
