Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka hadlay qiimaha ay nabadgalyada iyo qaranimadu leedahay.
Waxaanu sheegay in aad la iskaga ilaaliyo wararka been abuurka...
Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta kormeer ku soo maray deegaamo ka tirsan gobolka Saraar.
Kormeerkaasi ayay u jeedadiisu ahayd ukuur-galka xaalada uu...
Ururka iskaashatadda Basleyaasha caasimadda Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qiimaha Shiidaalka oo ay kordhiyeen shirkadaha soo dejiya shiidaalka ee dalka keenna.
Waxaanay ku eedeeyeen...
Wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargeysa ka daah-furtay barnaamij lagu taageerayo in ka badan 16-kun oo beeralay ah ka mida.
Munaasibad lagu qabtay...
Dadweynaha ku nool degmo ganacsiyeedka Tog-Wajaale ee xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya ayaa dawladda hoose ee Gabiley uga mahad celiyay Waddo laga hirgelinayo...