Murashax Mustafe Shiraaqle Oo Socdaal Ku Soo Maray Deegaamo Ka Tirsan G. Maroodijeex
Murashax Mustafe Muuse Shiraaqle, ayaa socdaal uu bulshadda ku wacyigelinayay in qaa5taan kaadhka codbixinta ku tegay deegaamo ka tirsan gobolka Maroodijeex. Waxaanay murashaxa iyo wefti uu hogaaminayay ay kormeer ku…
