Guddiga Doorashooyinka oo Cayimay Goobo Gaar Ah iyo Maalmo Loo Kordhiyey Sool, Sanaag iyo Saaxil
Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland oo soo gebo-gabeeyey qaybinta Kaadhka Codbixinta, ayaa maalmo u kordhiyey, goobo gaar ahna u cayimay gobollada Sool, Saaxil iyo Sanaag oo wejiga koowaad ee kaadh-qaybinta laga…
