Wasaaradda Warfaafinta Oo Iska Difaacday Dhaliillo Uga Yimid Mucaaradka
Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa iska difaacday eedaymo ay u jeediyeen xisbiyadda mucaaradku oo la xidhiidhay in agaasimihii hore ee TV-ga qaranka xilka laga qaaday isagoo xanuunsanaya oo cusbitaal jiifa. Agaasimaha…
