Mashruuca Timir Qaybinta Gobolka Maroodijeex Oo La Soo Gebagabeeyay
Waxaa maanta la soo gebagabeeyay barnaamij Timir loogu qaybinayay dadka baahan iyo qoysas dan yar ah oo muddo laga wadday gobolka Maroodijeex. Timirtaasi oo ay soo bixisay sanduuqa caawimooyinka ee…
