DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Kabaha La Dulmaray Wasiir Cismaan Dube, Naanays Cusubna Ubixiyay.
Siyaasi cali maxamed yuusuf (cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaaladaha ka taagan geeska Africa iyo yagiga Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka warfaafinta…
