Monthly Archives: February, 2021

Thursday, February 25, 2021 “Gobolka Salel Waxaad Mooddaa In Jabuuti La Siinayo….”Xil. Axmed Barkhad Obsiiye.

Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Buugga war-bixin sannadeedkii 2020-ka ee ay soo saartay, qaybisayna Hay’adda xuquuqal...

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degay Gaadiid Tiro Badan.

Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa lasoo degtay gaadiid kala duwan oo ka kooban 7gaadhi kuwaasi oo cusub iskuguna jira  gaadiidka gurmadka caafimaadka iyo...

DAAWO;-Beesha Subeer Awal Oo Deegaanka Arabsiyo Hadhimo Sharafeed Ugu Samaysay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland + Waxyaabihii Ku Cusbaa!

Suldaan Guud Ee beelaha somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo wafti Dhaqan oo uu hogaamnayo ayaa magaalada arabsiyo ee gobolka gabiley loogu...

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Xidhiidhka Taiwan La Samaysatay Somaliland Uu Muujinayo Sida Caalamku U Danaynayo Gobolka Geeska Afrika!

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in Somaliland Iyo Taiwan si isku mid ah u raadinayaan Aqoonsi Caalami ah Qaramada Midoobay, ayaa ka hadashay Ahmiyadda Gobolka Geeska...

Maayadka Laascaanood Oo Bulshadda Ugu Baaqay In Ay Xarunta Nafaqaynta Caruurtoodda Geeyaan

    Maayarka magaaladda Laascaanood ayaa ugu baaqay qoysaska barokaceyaasha ah xarunta nafaqaynta caruurta oo ku taalla cusbitaalka guud ee Laascaanood. C/casiis Xuseen Taarwale, waxa uu sheegay...

Caynaba: Qoysaska Barokaceyaal ah Oo Caawimo La Gaadhsiiyay

     Qoysas barokaceyaal ah oo degan Kaam ku yaalla magaaladda Cynaba oo todobaadkii hore ay guryahoodii ka gubteen ayaa loo qaybiyay raashin iyo maacuunka ama...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo La Wareegay Dhir Kor Loogu Qaadi Doono Bilicda Wasaaradaas

     Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa dhir kala wareegay urur ka mida kuwa haweenka ee dalka ka...

Madaxweyne ku-xigeenka JSL Oo Ka Qayb-galay Shir-weynaha Haweenka Ee Doorashooyinka +SAWIRRO

 Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad loo qabtay haweeen weynaha Somaliland ee qaybta ka ah tar-tanka...

Hargeysa: Tababar Loo Furay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Warfaafinta +SAWIRRO

     Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta tababar ku saabsan foomamka qorshaynta iyo qiimeynta hawlqabadka shaqaalaha u...

DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiiri Galin Ah Ujeediyay Ardayda Dugsiga Nuuradiin.

Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ah Hal abuurka dhalinyarada ah ee dalka dibadiisa ku nool ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa jeediyay kumanaan kamid...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read