Dawlada Maraykanka Oo Cuna-qabatayn Ku soo Rogtay Qaar ka mida Madaxda Boqortooyada Sucuudiga.
Dhawaan ayay ahayd markii dawlada maraykanku shaaciyay cida amartay dilkii wariyihii sucuudiga udhashay ee lagu dilay dalka turka oo ay sheegeen in uu amray maxamed binu salmaan dhaxal sugaha boqortooyada…
