W. Biyaha Somaliland Oo Daah-furtay Barnaamij Lagaga Faa’iidaysanayo Biyaha Roobka
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta daahfuray barnaamijka GACMAHAAGA BIYO KAGA DHARAG oo ku sabsan sidii biyaha roobka looga faa’iidaysan lahaa. Madaxweyne ku xigeenka oo madaashi…
