Monthly Archives: February, 2021

Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamanka Somaliland oo Geeriyooday

     Ale ha u naxariistee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland. Xildhibaan Bulqaas ayaa dalka Turkiga...

Somaliland iyo Qaramada Midoobay oo Xal Ka Gaadhay Khilaaf Ka Dhex Aloosan

     Xukuumadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay ayaa xal ka gaadhay khilaaf soo jiitamayay oo mudo ka dhex cakirnaa. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo kulan la...

Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamanka Somaliland oo Geeriyooday

     Ale ha u naxariistee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Somaliland. Xildhibaan Bulqaas ayaa dalka Turkiga...

Erdogan oo Jeediyey Hadal Guux Badan Abuuray

Erdogan, oo 66 jir, ayaa ra’iisal wasaare ama madaxweyne ka ahaa Turkiga tan iyo 2002, isaga oo mar ka bad-baaday isku day afgambi. Waxa uu...

Jawaar Maxamed oo Cuntada Ka Soomay

   Mid ka mid ah qareennada Jawaar Maxamed, oo lagu magacaabo Maxamed Jimma, ayaa sheegay in Jawaar oo hadda ku jira gadood cunto ka soomid...

Togdheer: Seerraha Banka Arroori Oo Xoolaha Loo Faasaxay

     Kadib muddo shan sanadood ah oo uu xidhnaa seerraha banka Arroori ee gobolka Togdheer maanta ayaa dib loogu faasaxay xoolo dhaqatadda in ay xoolahoodda...

Bulshadda Laascaanood Oo Codsanaya In La Soo Gaadhsiiyo Lacagta Somaliland

     Bulshadda ku nool magaaladda Laascaanood ee xarunat gobolka Togdheer ayaa  ugu baaqay xukuumadda Somaliland in ay soo gaadhsiiso isticmaalka lacagta shillinka Somaliland. Laascaanood ayaa ah...

Madaxweyne Biixi Oo Dhaqan Geliyay Wakhtiga La Qabanayo Doorashooyinka

     Madaxweynaha Somaliland ayaa xeer madaxweyne ku dhaqan geliyay wakhtiga loo cayimay in ay dalka ka qabsoomaan doorashooyinka isku-sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka. Doorashooyinkaasi oo...

Norway Oo Ku Soo Biirtay Dawladaha Dhex-dhexaadinaya Somaliland iyo Soomaaliya

     Dawladda Norway ayaa la sheegay in ay qayb ka noqonayso wadahadaladda u dhexeeya jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda federaalka ah ee Soomaaliya. Ka mid noqoshadda Norway...

Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Eeddo U Jeediyay Madaxweyne Farmaajo

     Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in aanu qaddarin waajibaadka dastuurku siiyay Aqalka Sare. Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo maanta...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read