“Waxaa jirta Abaar aad u daran Ceelashii way gudheen Berkadihiina biyo-ba ma”… Faysal Xawte
Guddoomiye ku-xigeenka haayadda ka hor taga aafooyinka iyo kaydka raashinak qaranka ee Somaliland Faysal Jaamac Xawte, ayaa sheegay in abaar iyo biyo la’aan daran ay ka jiraan goboladda Sool iyo…
