Hargaysa: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Qaabilay Safiirka Denmark
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Denmark u qaabilsan Soomaaliya. Safiirka Denmark uga wakiilka ah Soomaaliya ayaa maalmahanba booqasho ku jooga…
