Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale Oo Bayaan Ay Kaga Cabanayaan Ganacsato Shaqadoodii Lagu Wareejinayo U kala Diray Wasaaradaha Dawlada, Ee Ay Khusayso!
Iskaashatooyinka gaadiidka iyo muruq Maalka magaalada wajaale ka xoogsada ayaa markii labaad Bayaan cabasho ah ukala diray wasaarada gaadiid,ganacsiga iyo maaliyada kaasi oo ay kaga cabanayaan ganacsade doonaya shaqadii ay…
