Ciidamada Booliska oo Xabsiga Dhigay Samsam Ismaaciil Cartan oo Dhowaan Gabadh Yar oo U Shaqaynaysay Muuqaal Ka Duubtay
Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa xabsiga dhigay Haweenay Muuqaal ka duubtay, isla markaana Baraha Bulshada ku baahisay Gabadh Yar oo u shaqaynaysay. Haweenaydan oo lagu magacaabo Samsam Ismaaciil Cartan ayay Ciidamada…
