|
Wararka
-
Somaliland Oo Tirro-koob Ku Samaynaysa Dadka Barokaceyaasha ah
Haayadda qoxoontiga iyo karoceyaasha qaranka ee Somaliland ayaa maanta goboladda dalka u kaa dirtay shaqaale ka hawl geli doona soo ururinta xogta dadka barokaceyaasha ah ee ku kala nool xerooyinka dalka ku ya...
Sunday, October 17, 2021
-
Wasiirro Ku Sugan Laascaanood Oo Kulan La Yeeshay Isku-duweyaasha Laamaha Dawladda
Wefti wasiirro ah oo ku sugan magaaladda Laascaanood ayaa maanta kulan la yeeshay dhamaanba isku-duweyaasha wasaarradaha iyo laamaha dawladda ee ka hawl galla gobolka Sool.
Shirkaasi oo uu shir-guddoominaya...
Sunday, October 17, 2021
-
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Wado Afar Haad Ah, Dumiyayna Guriyo Dhisan Oo Wadadu Ku Hagaagtay
:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on lin...
Saturday, October 16, 2021
-
Khilaafkii Udhexeeyay Meherada Jumeera Iyo Odayaasha Xaafada Oo lasoo Afjaray!
Khilaaf udhexeeyey qaarkamid ah dad agdegan meherada jumeera iyo odoyaasha xaafada ibraahim koodbuur oo warbaahinta is weeraray ayaa lasoo afjaray kadib markii ay dhexgaleen madaxdhaqameed kasoo kala jeeda laba dhiga,
HALKAN KA DA...
Saturday, October 16, 2021
-
Nin Soomaali Ah Oo Loo Haysto Dilka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska
Nin ku hubeysan mindi oo ku dilay shalay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska ayaa la sheegay inuu yahay muwaadin asalkiisu yahay Soomaali balse haysta dhalashada Ingiriiska.
Sida ay daabaceen qaar ka mid ah wargeysyada ...
Saturday, October 16, 2021
-
Faah Faahinta; Shil Gaadhi Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Kaantaroolka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa Oo Sobobay Dhimashada 5 Ruux Iyo Dhaawaca 8Qof!
Shilka Gaadhi Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Kaantaroolka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa Kadib Markii Ay Isku dhaceen Laba Gaadhi Oo kala gaadhi Nooha ah Iyo Gaadhi Dhayne ah Ayaa Sobobay Khasaare Iskugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac tiro ...
Saturday, October 16, 2021
-
Warbixin: Somaliland Oo Ku Hawlan Joojinta Ka Ganacsiga Harimacadka
Somaliland waxaa sanadihii ugu danbeeyay ku soo kordhayay ugaadhsiga iyo ka ganacsiga sharci darradda ah ee noocyadda kala duwan ee duur joogta gaar ahaana Harimacadka oo la aaminsan yahay inuu dunidda ka sii da...
Saturday, October 16, 2021
-
Wasiirka Daakhiliga Oo Ka Hadlay Tallaabadii Laascaanood Lagaga Saaray Dadka Ka Soo Jeedda Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadlay tallaabadii ay dhawaan xukuumadda Somaliland magaaladda Laascanood kaga saartay dadka ka soo jeedda koonfurta Soomaaliya.
Waxaanu sheegay wasiirku i...
Saturday, October 16, 2021
-
Warbixin: Xaaladaha Siyaasadeed ee Ka Dhextaagan Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani
Home Latest News
Latest
Kulmiye oo doonaya in boodhka laga jafo jeegaantii waagu ku baryey iyo Waddani oo qaabaynaya shaxdii uu guul ku gaadhi lahaa doorashada madaxtooyada.
Cabdiraxmaan Cirro oo...
Saturday, October 16, 2021
-
Hargeysa,(HargeisaPress)-Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Munaasibada Maalinta Geesiyaasha Qaranka Somaliland oo ah Xuska 37-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM. Gudoomiyaha ayaa sheegay inay maalintani ka mid tahay in si weyn loo xuso oo waliba maalmaha fasaxa lagu daro isla markaana ku maalin qiimo weyn ku leh Shacabka Somaliland oo lagu tilmaamayo siday dhiigoodda iyo naftoodaba xoraynta dalka ugu hureen halgameyaashii SNM dagaaladii dalka lagaga xoraynayay xukunkii dhiig miiratadda ahaa ee Siyaad Barre. Waxaan ilahay uga baryayaa in uu ka waraabiyo naxariistii janno inta dhimatay, inta noolna, umadda Somaliland waxa waajib ku ah in ay xurmo, xasuus iyo sharafba u hayaan dhammaan geesiyaashii naftooda u soo huray dalkeena”. Ugu danbayn Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Mudane: Axmed Cabdala ayaa tilmaamay in xurmo iyo xasuus aan duugoobayn ay bulshadda Somaliland u hayso halgameyaashii ku geeriyooday dagaalkii dalka lagu xoreeyay. “Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ummadda Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan geesiyaashii naftooda, maalkooda iyo maskaxdooda u soo huray dalka, ee uu ugu dambeeyey halgankii hubaysnaa ee SNM, maalinta Xuska Shuhadada ee 17 October darteed. Waxaanu u haynaa geesiyaashaa dhammaantood xurmo iyo xusuus aan duugoobayn”.
Wefti uu hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta gelinkii danbe safar ku tegay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Weftiga madaxweyne ku-xigeenk...
Saturday, October 16, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|