|
Wararka
-
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Qaabiley Masuuliyiin Ka Socda Shirkada R.T.I Oo Dalka Ka Fulinaysa Mashruuc Laydhka Tamarta ah.
Wasiirka Wasaarrada Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Cabdi oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Mukhtar Maxamed Cali iyo Agaasimaha waaxda Tamarta Liibaan Mohamed W...
Thursday, October 21, 2021
-
Soomalida Ingiriiska Oo La Kulmay Nacayb Iyo Xadgudubyo Kadib Xildhibaankii Lagu Dilay London
Soomaalida ku nool Ingiriiska ayaa helay hanjabaadyo dil ah ka- dib markii xildhibaan dhawaan lagu dilay London loo xidhay nin Soomaali ah oo looga shakisan yahay inuu dilkaas ka dambeeyo.
Xarumaha jaaliyadaha Soomaalida Ingirii...
Thursday, October 21, 2021
-
FALANQAYNA BUUGA GEEDIGII CABDIQAYS
Hal kale,mid kale,iyo dhigaal qiimo leh, ayaan ku nasiyey indhahayga maalmahan,wuu i cajab geliyey,iguna abuuray xiise fog oon islahaa beryahaa kumuu haleeleen, ee wuu kugu soo degdegay,GEEDIGII CABDI QAYS...
Thursday, October 21, 2021
-
War-bixin Ka Digtay In Dawladda Shiinuhu Soomaaliya Ku Qasabto Inay Qaaddo Tallaabo Lid Ku Ah Somaliland, Si Loo Carqaladeeyo Xidhiidhka Taiwan!
-Todobaadkii hore Warbaahinta Shiinaha, ayaa baahisay War ay ku sheegayso in Dawladda Taiwan jid khaldan u marayso inay sii xoojiso xidhiidhka diblumaasiyasadeed ee ay la leedahay Somaliland.
Wargeyska Global Times oo Shiinaha ...
Wednesday, October 20, 2021
-
Golaha Guurtida Faransiiska Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Safiirka Somaliland!
Safiirka Somaliland ee Faransiiska Md Cali Ismaaciil Xasan ayaa ku martiqaaday Guddiga Saaxiibtinimada Geeska Afrika ee Golaha Guritda Faransiiska inay booqasho ku yimaadaan Somaliland kana hadlay dhinacyada labada dal iska kaasha...
Wednesday, October 20, 2021
-
Wiil Soomaali Ah Oo Loo Doortay Golaha Deegaanka Magaalada Torino
Wiil dhalinyaro oo lagu magacaabo Cabdillaahi Axmed Macalin oo ah Soomaali ayaa loo doortay Golaha deegaanka magaalada Torino ee dalka Talyaaniga.
Cabdilllaahi ayaa ku dhashay magaalada Muqdisho sannadkii 1988, waxaana sanad...
Wednesday, October 20, 2021
-
“Waxaynu Horumar Ku Gaadhaynaa Inaga Oo Aflagaadada Iyo Cayda Iska Dayna, Oo Isku Duuban”Gudoomiye Faysal cali Waraabe,
Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo madal ka hadlayay ayaa ka digay hadalada aflagaadada ah ee masuuliyiintu isku mariyaan warbaahinta isagoo soo jeediyay in wax wanaagsan loo sheego dhalinyarada somalilandna ay is...
Wednesday, October 20, 2021
-
Daraasad Caafimaad Oo Sheegtay In 6bilood Gudaheed Covid19 Somaliya Ugu Geeriyoodeen 3200 Oo Qof
Dasaarad caafimaad ayaa lagu sheegay in somaliya 6bilood gudaheed ay xanuunka coronavirus ugu geeriyoodeen 3200 oo qof.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Wednesday, October 20, 2021
-
Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dacwad Ka Gudbiyay Wasaarada Arimaha Gudaha!
Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley Ee Isku bahaystay mucaaridada maayarka magaalada gabiley oo khilaafkoodu taagnaa maalmihii udanbeeyay ayaa dacwad ka gudbiyay wasaarada arimaha gudaha Somaliland kaasi oo...
Wednesday, October 20, 2021
-
Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Shaaciyay In Uu UTartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiy
Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland ayaa sheegay in uu utartamayo gudoomiyaha xisbiga kulmiye islamarkaana aanu ka tanaasulin hankiisa
HALAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
...
Tuesday, October 19, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|