Darasalaam Bank oo si rasmi ah u daah-furay adeegga E-maalgeli, kaas oo ah nidaam casri ah
Darasalaam Bank oo si rasmi ah u daah-furay adeegga E-maalgeli, kaas oo ah nidaam casri ah oo 'Electronic Murabaha' ah. Adeeggan oo laga dhex helayo App-ka Dhaweeye, wuxuu fursad u…
