|
Wararka
-
Hargaysa: Shir Ku Saabsan Xidhiidhka Xaaladaha Deegaanka Caalamiga iyo Kuwa Somaliland
Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku qabatay shirku saabsan xidhiidhka ka dhexeeya xaaladaha dhibaatadda deegaanka ee Somaliland iyo kuwa caalamka.
Kulankaasi oo daba socday kulamo hore loo soo qab...
Monday, November 8, 2021
-
Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Dalka Itoobiya
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamed Cagjar, ayaa ka hadlay xaaladaha dagaalka ka socda woqooyiga dalka Itoobiya oo imika ku sii fidaya deegaamadda kale ee dalkaasi.
Waxaanu sheegay madaxweyne Cagjar,...
Monday, November 8, 2021
-
Guddoomiyaha ASWJ Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhawaan Ka Dhacay Guriceel
): Guddoomiyaha guud ee culimaw-diinka Ahlu Wal Jamaaca ayaa marki u horaysay ka hadlay dagaalkii dhawaan iyaga iyo dawlad goboleedka Glamudug ku dhex maray magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Waxaanu masuuliyadda dagaalkii...
Monday, November 8, 2021
-
WFP “Waxaa macaluul qarka u saaran mallaayiin reer Afganistan ah”
Haayadda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada aduunka ee WFP ayaa sheegtay in tirada dadka qarka u saaran macaluusha ee waddan Afgaanistaan ay kor u dhaafi doonaan milyan qof.
Madaxa WFP ayaa sidoo kale ku baaqay in si wada jire...
Monday, November 8, 2021
-
Badhasaabka Cusub Ee Gabiley Oo Xilka Kala Wareegay Badhasaabkii Hore
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland C/naasir Caydiid Maxamed, ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay badhasaabkii hore iyo badhasaabka cusub ee gobolka Gebilay.
Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay xilwareejin...
Sunday, November 7, 2021
-
Xukuumadda Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Qiime Korodhka Shiidaalka
Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga mudXamse Xaamuud Guuleed, ayaa soo bandhigay tallaabooyin ay xukuumada Somaliland hoos ugu dhigayso kor u kaca ku yimid qiimaha ku shidaalka.
Waxaanu ku wargeliyay isuduwayaasha gobollada d...
Sunday, November 7, 2021
-
Somaliland: Qiimaha Gaasta Wax Lagu Karsado Oo Kor U Kacay
Shirkadaha ugu waaweyn ee ka jira Somaliland ee soo dejiya Gaasta cuntadda lagu karsado ayaa shaaciyay in ay kordhiyeen qiimihii ay ku iibin jireen Gaasta ay soo dejiyaan.
Kor u kacaasi ku yimid qiimaha Gaasta ayay ku sababeeyeen...
Sunday, November 7, 2021
-
Somaliland: Wasaaradda Deegaanka Oo Diiwaan Gelinaysa Duur Joogta Shacabku Haystaan
Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa bilawday tiro-koon lagu samaynayo noocyadda kala duwan ee duur joogta lagu haysto hudheeladda iyo meelaha kale ee magaalooyinka dalkoo dhan.
Waxaanay diiwaangelintaasi ka bilaabaysaa wasaaradu...
Sunday, November 7, 2021
-
Maayarka Buuhoodle Oo Lagu Soo Dhaweeyay Widh-widh
Maayarka degmadda Buuhoodle Khadiija Axmed Aadan, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay degmadda Widh-widh.
Waxaana soo dhawaynta maayarka si weyn uga qayb qaatay qaybaha kala duwan ee bulshadda degmadda Widh-widh, oo aan u k...
Sunday, November 7, 2021
-
Tartamaddani waxay ku imaadeen tixgalinta iyo rabitaanka madaxwaynuhu uu siiyay ciyaaraha
Home Latest News
Latest News
“Tartamaddani waxay ku imaadeen tixgalinta iyo rabitaanka madaxwaynuhu uu siiyay ciyaaraha”…
By admin -
November 5, 2021
0
56
Hargaysa (HP): Waxaa xalay abaal...
Saturday, November 6, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|