|
Wararka
-
Afka Hooyo: Waji maxaa lagu yidhaahdaa Af Soomaali? su,aalo bulshada la waydiiyey
Afka Hooyo: Waji maxaa lagu yidhaahdaa Af Soomaali? su,aalo bulshada la waydiiyey
...
Sunday, April 10, 2022
-
“Haddii aynu diinta islaamka ku dhaqanno wax waliba way inoo hagaagayaan
Ganacsadaha caanka ah ee reer Somaliland Axmed Daahir Cumar (Baxsane), ayaa ugu baaqay xukuumadda iyo bulshadda Somaliland ba in si buuxda loo qaato ku dhaqan shareecadda diinta islaamka.
Waxaanu ku taliyay xaaji Baxsane, in ay m...
Thursday, November 11, 2021
-
“13-kii il-bidhiqsiba qof ayaa u dhinta Oof-warreenka adduunka oo dhan”…
): Sanad walba 12-ka bisha November oo ku began maalinta berrito ah waxaa wadamo badan oo caalamka ah laga xusaa maalinta xanuunka Oof-wareenka.
Maalintaasi ayaa loo asteeyay si ay dunidda uga istaagto dagaalka ka dhanka ah xanuu...
Thursday, November 11, 2021
-
Soomaaliya: Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kormeer Ku Tegay Degmadda Balcad
: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer ku tegay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Safarkaasi waxaa raysalw asaaraha ku wehelinayay mada...
Thursday, November 11, 2021
-
Kooxda Shirkadda Somtel Oo Ku Guulaysatay Tartanka Kooxaha Gobolka Saraar
Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka qayb galay munaasibad lagu soo gebo gebayn tartanka ciyaaraha kooxaha heerka kowaad ee gobolka Saraar oo lagu qabtay magaaladda Caynaba ee xarunta gobolka Saraar.
...
Thursday, November 11, 2021
-
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sool Oo Maanta Xilka La Wareegay+Sawirro
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyay badhasaabka cusub ee gobolka Sool iyo badhasaabkii hore.
Bulsho weynta gobolka Sool, gaar ahaana shacabka magaaladda Laascaanood ay...
Thursday, November 11, 2021
-
Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Galabta Muqdisho Ka Dhacay
Inta la xaqiijyay ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriooday tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay isgoyska Banaadir ee magaaladda Muqdisho.
Qaraxa ayaa lagu soo waramayaa in lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo ay...
Thursday, November 11, 2021
-
Hargaysa: Degmadda Axmed Dhagax Oo Laga Dhagax Dhigay Biriish Cusub
): Degmada Axmed Dhagax ee caasimada Hargeysa ayaa MAANTA laga dhagax dhigay Biriish cusub oo loogu magac daray Mujaahid Aadan Cade.
Biriishkaas ayaa waxa hirgelintiisa iska kaashan doona dawlada hoose ee caasimada Hargeysa iyo b...
Thursday, November 11, 2021
-
Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Xoghayihii Hore
-Xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee gabiley ayaa maanta sirasmi ah xilkii uga wareegay xoghayihii hore ee degmada.
Munaasibadan ay xilka kulak ala wareegayeen labada xoghaye ayaa waxaa kazoo qaybgalay maayarka magaalada gabil...
Wednesday, November 10, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Kooban Sameeyay.
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 10 /11/2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadoodu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-781/112021 iyo JSL/XM/WM/222-782/112021 uu xil ka qaadis...
Wednesday, November 10, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|