|
Wararka
-
๐๐๐๐๐ญ๐ฌ๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ ๐๐ค๐ข๐๐ก๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐๐ค ๐๐๐๐๐๐ก๐๐ฎ ๐๐๐๐ฉ๐ ๐ผ๐ฎ ๐๐ค๐๐๐๐ข๐๐ฃ๐๐ฎ๐จ๐ค ๐๐๐๐๐๐ง๐ ๐ ๐๐ฃ๐๐๐ง๐๐๐จ๐ ๐ช
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka Dalka Ingiriiska Kate Foster oo safar shaqo ku timid Somaliland.
Waxaana Kulankaa lagaga wada hadlay qodobo ay ka m...
Wednesday, April 20, 2022
-
Muuse Biixi Talo iyo Wanaag midna ha ka sugina..,โ Guddoomiye Faysal Cali Waraabe
โMuuse Biixi Talo iyo Wanaag midna ha ka sugina..,โ Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.
...
Wednesday, April 20, 2022
-
HOGAANKA SARE EE XISBIGA WADDANI AYAA XARUNTA CID-DA KU BOOQDAY 15 SUXUFI OO MAALINTII LIXAAD XIDHAN
HOGAANKA SARE EE XISBIGA WADDANI AYAA XARUNTA CID-DA KU BOOQDAY 15 SUXUFI OO MAALINTII LIXAAD XIDHAN
...
Monday, April 18, 2022
-
Buuq Maanta Hadheeyey Fadhigii Baarlamaanka Somaliya iyo Hoobiye lagu wareeraray Xarunta…Daawo Muuqaal
Buuq Maanta Hadheeyey Fadhigii Baarlamaanka Somaliya iyo Hoobiye lagu wareeraray Xarunta...Daawo Muuqaal
...
Monday, April 18, 2022
-
Jawaab: โ2M ee masjidka lagu dhisayo maxaa loogu deeqi waayay suuqa waaheenโ
Jawaab: โ2M ee masjidka lagu dhisayo maxaa loogu deeqi waayay suuqa waaheenโ
https://youtu.be/NOVkz3yZuvQ...
Sunday, April 17, 2022
-
Wiil Fagaare Ka Caayay Nabi Maxamed (S.C.W) Oo Hargeysa Lagu Xidhay
Homeย ย News
News
Wiil Fagaare Ka Caayay Nabi Maxamed (S.C.W) Oo Hargeysa Lagu Xidhay
By
Editor
-
April 13, 2022
0
ย ย ย ย
Wiil dhalinyaro ah oo lagu Magacaabo Haykal ayaa lagu xidhay Magaaladda Hargeys...
Thursday, April 14, 2022
-
Sheekhoow Ninkii aanu sheekaysan jirnay oo aanu kala hadhnay, lacag uu siiyay maan u celiyaa
Sheekhoow Ninkii aanu sheekaysan jirnay oo aanu kala hadhnay, lacag uu siiyay maan u celiyaa
https://youtu.be/p6wcEjyzEIE...
Thursday, April 14, 2022
-
Baashe Cawil oo Ka Digay In La Siyaasadeeyo Hal Arin
Wakiilkii hore ee dowladda Somaliland u fadhiyey dalka Kenya, Baashe Cawil Xaaji Cumar, ayaa ka digay in la siyaasadeeyo ama Bulshadu ku kala qaybsanto Qorshaha Dib-u-dhiska Suuqa Waaheen oo uu ku tilmaamay masiibo Qaran oo midnim...
Wednesday, April 13, 2022
-
Laascaanood: Haayadda ALHUDDA Oo Raashin U Qabisay Qoysas Danyar Ah
: Haayadda khayriga ah ee ALHUDDA ayaa maanta saddex boqol oo qoys oo dan yar ah oo ku nool magaaladda Laascaanood u qaybisay raashinka la quuto oo dhamaystiran oo qaybo kala duwan ah.
Wareejinta caawimadaasi raashinka ah waxaa go...
Wednesday, April 13, 2022
-
Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Kormeeray Suuqa Gubtay Ee Waaheen
: Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno xukuumadda katirsan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta kormeer ku tegay goobaha loo qorsheeyey in la dejiyo dadkii ku ganacsan ji...
Wednesday, April 13, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|