Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Guusha Emmanuel Macron
 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay guushii Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron shalay uu ka gaadhay doorashadii ka qabsoontay dalkiisa ee uu kaga adkaaday Marine Le Pen, oo ah haweeneyd...
Monday, April 25, 2022
Maxay Ka Wadahadleen Wasiir Kaahin iyo Safiirka Ingiriiska Ee Somaliland?
–Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu Xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u qaabilsan Somaliland, Ambassador Lizzia Walker oo ay wehelinayeen xubno ka socdey Xafiiska Saf...
Monday, April 25, 2022
Guddoomiyaha KMG Ee Golaha Shacabka oo Ka Badbaaday Isku Day Dil
Guddoomiyaha Kumeel-gaadhka ah ee golaha shacabka Soomaaliya Cabdisalaan Axmed Dhabancad, ayaa sheegay in lagu soo weeraray hotel lagu dhaarinayay xildhibaannada laga soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Gudd...