Xukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Mudaharaadyadii Cirro Ku Baaqay
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu jawaab kulul ka bixiyay mudaharaadkii uu ku baaqay musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro).
Wasiir Maxa...
Saturday, May 14, 2022
Xisbiyada Mucaaradka oo Shaaciyay Inay Sigaar Ah Ugu Dabaal-degayaan 18 May
Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay si gaar ah ugu dabaal dagi doonaan munaasibada xuska maalinta qaran ee 18 May.
Xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADDANI, ayaa waxaa ay shaaciy...
Saturday, May 14, 2022
Shil Dhimasho Sababay oo Ka Dhacay Duleedka Barri Ee Hargeysa
Ugu yaraan Afar ruux, ayaa ku geeriooday, halka 7 kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo maanta ka dhacay degaanka Burcada-yar ee duleedka bari ee magaalada Hargeysa.
Shilka ayaa ka dhacay kadib markii uu baabuur Wadada yaalay...
Saturday, May 14, 2022
“Culimadda waxaan u soo jeedinayaa in ay is kaashadaan…”
Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay masaajid Hargaysa laga furay.
Furitaanka masaajidkaasi waxaa ka soo qayb gal...
Saturday, May 14, 2022
Harimacadyo Si Qarsoodi ah Loo Dhoofinayay Oo La Qabtay
Ciidanka ilaalada xeebaha ee Somaliland ayaa maanta soo qabtay 7 Harimacad oo la doonayay in si sharci darro ah dalka looga dhoofiyo.
7 xabo ee Harimacadka ah ayaa laga dhoofinayay degaanka Karrin oo dhinaca bari ka xigga magaalad...
Saturday, May 14, 2022
Maamulka Sool Oo Kormeeray Ciidamadda U Diyaar Garoobaya 18-ka May
Badhasaabka gobolka Sool C/kariin Aadan xaaji Diiriye, ayaa maanta kormeeray ciidamadda u diyaar garoobaya xuska 18-ka May ee gobolkaasi.
Kormeerkaasi waxaa badhasaabka ku wehelinayay maayarka Laascaanood, iyo xubno ka mida golaha...